Hooggaamiyihii Shirkadda Amazon oo Xilkii iska casilay.

0
111

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Jeff Bezo ayaa iska casiley hoggaamintii shirkadda Amazon, isagoo in muda ah soo maamulayey shirkaddan..

Milkiilaha shirkadda ayaa noqdey qofka dunida uggu lacagta badan, iyadoo dhawaan ay kala tageen xaaskiisa, taasoo dhaqaale badan uu dhaxal ahaan u siiyey.

Intii lagu guda jirey cudurka safmarka ee Covid19, ayaa waxey shirkadani heshay dhaqaale aad u fara badan, maadaama si balaaran loo isticmaaley adeegga shirkadan.

Shirkadda wax ku kala iibisa on-line-ka ee Amazon, ayaa markii danbe noqotey mid kamid ah shirkadda uggu shaqo wanaagsan dunida.

Jeff Bezos, ayaa ah qofka dunida uggu taajiran waqti xaadirkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here