Carruur ku Dhimatay Dab ka Kacay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa.

0
111

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dabkan xalay ka kacey mid kamid ah xaafadaha Magaalada Hargeysa, ee caasimadda Somaliland, ayaa la sheegayaa iney ku geeriyoodeen laba caruur ah, oo ku jirey guriga uu dabku qabsadey sida uu Warbaahinta la wadaagay Taliyaha Boliiska Somaliland.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here