Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan ayaa waxaa ka faa’ideysanaya in ka badan 8 iskaashato oo Beeraleey ah waxaana lagu baraaya Suuq geynta iyo Uruurinta dalaga Beeraha ee deegaanada gobolka shabeellaha dhexe.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.