Jose Mourinho oo Ka Hadlay Kulanka Spain Vs Italy Ee Euro 2020.

0
155

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababaraha kooxda cusub ee Roma Jose Mourinho ayaa aaminsan in uuna xulka Qaranka Spain la awood ahayn dhigiisa xulka Italy ka hor kulankooda Koobka Qaramada Yurub Euro 2020.

Xulka qaranka Spain ayaa la ciyaari doona xulka Italy Salaasada kulanka 1-aad ee wareega Semi-final-ka tartanka Euro 2020.

Mourinho oo arintaas kala hadlaya TalkSport ayaa yidhi”Xulka Italy kaliya ma aysan qaban wax qabad fiican laakiin waxa ay tartanka Euro soo bandhigeen qaab ciyaareed cajiib ah, waa kooxda ugu fiican”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here