Maamulka  Gobalka Banaadir iyo Hay’adda DRC oo Muqdisho ku kala Saxiixday Heshiis Horumarineed.

0
128

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish iyo Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Basma Caamir Axmed ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay’adda DRC, kaasi oo loogu hadlay Xoojinta Xariirka Wada shaqeyn iyo dar-dar gelinta caawinta dadka Danta Yar ee kunool xeryaha Barkacayaasha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here