Real Madrid iyo Barcelona oo Ku Loolamaya Xiddig Wacdaro Ka Dhigaya Qaranka Spain.

0
208

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ilo wareedyo ay qorayaan saxaafadda Italy aaa sheegaya in Real iyo Barcelona ku loolamayaan saxixa xiddig u jooga kooxda  RB Leipzig ee Dani Olmo

Dani Olmo ayaa door weyn ku leh in qaranka Spain u gudbaan wareegga 4-ta ee tartanka qaramada yurub 2020

Wargeyska Correra Del Sport ayaa qoraya in  labada koox ay xariir la sameeyeen wakiilka Dani Olmo si ay  u helaan saxiixiisa

Dani Olmo ayaa ka soo baxay da`yarta  Barcelona  waxa uuna la jogay kooxda Dinamo Zagreb tan iy markii uu gaaray 16-ka sano  waxa uuna dhankiisa diyaar u yahay in La Ligaha uu ku soo laabto.

Qiimaha 23 sano jirkaan lagu heli  karo ayaa gaaraya 45 milyan oo euro mana muujin labadaan koox lacagta ay diyaarka la yihiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here