Gabadhii ugu Horeysay oo Soomaali ah oo Dalka Japan kaga Qeybgaleysa Ciyaaraha feerka.

0
141

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ramla Cali oo ah gabadh Soomaali ayaa mar kale taariikh u sameynayso dalkeeda, iyadoo noqotay haweeneydii ugu horreysay ee ka soo jeedda Soomaaliya ee u tartanta ciyaaraha feerka ee Olimbikada. Ramla ayaa maanta ku shaacisay barta Twitter-ka inay u soo baxday Ciyaaraha. Waxay noqonaysaa haweeneydii ugu horreysay ee abid si xirfadaysan feerka ugu tartamaysa ciyaaraha Olimbikada iyada oo matalaysa Soomaaliy.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –    Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here