Haweenka ku Nool Kaamka Barakacyaasha Jowhar oo Noloshooda ku Maareeya ka ganacsiga Qasabka.  

0
160

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Daruufaha adag ee nolosha waxaa  inta badan  wajaha danyarta Soomaaliyeed iyagoo nolol maalmedka qoyskooda ka soo saara shaqooyin kala duwan  oo qaarkood ay adag tahay in ay ku dhiirado qof Haween ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here