Maamulka Puntland oo Degmada Xingalool ka dhagax dhigay Duggsi Waxbarasho.

0
123

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Waxbaarshada Puntland Cabdullahi Maxamed Xasan ayaa degmada Xingalool ee gobolka Sanaag ka dhagax dhigay dhisme lagu kordhiyey dugsiga Xingalool oo loogu talagay in lagu horumariyo tayada waxbarashada deegaanada puntland.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here