Umulusooyinka Jowhar oo ka Hadlay Dhibatooyinka ay la Kulmaan Haweenka Uurka leh.

0
146

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mulki Xuseen Maxamed waxa ay ka mid tahay Umulusooyinka daryeela Hooyada iyo Dhalaanka waxa ay ka howlgasha Cusbitaalka IMC ee Magaalada Jowhar waxa ayna fariin Caafimaad ay la wadaagtay Haweenka Uurka leh kuwaasi oo mararka qaar la kulma xiliga foosha dhibatooyin Caafimaad.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here