Hirshabeelle oo Shaacisay 90 Qof oo ku Guleysatay Imtixaan Macallinimo.

0
130

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Imtixaankii dhawaan ay Wasaaradda Waxbaarshada Maamulka Hirshabeelle ka qaaday in ka badan 200 Macalimiin oo loogu talagay in ay barre unoqdaan Ardayda ku nool deegaanada Hirshabeelle ayaa waxaa la shaaciyey iney ay ku guleysteen 90 qof oo isugu jira Haween iyo Rag kuwaasi Macalimiin ka noqon doona dugsiyada Waxbarasho ee deegaaanda Maamulka Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here