Xirirka Kubadda Cagta Jowhar oo ku dhawaaqay isku Aadka Tartanka Heerka labaad ee Seri B.

0
134

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiriirka kubada Cagta Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa mudooyinkan dambe waday qorshe ay kaga arinsanayeen sidii tartan kubad Isdhexgal ah loogu sameeyn laha dhalinyarada Jowhar waxaana Maanta lagu dhawaaqay isku aadka tartanka heerka 2 aad ee seri B oo ay ku jiraan Kooxaha ka dhisan afarta Xaafadood ee Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here