Go’doonkii Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo Sabab Unoqday Sare ukaca Qiimaha Maciishada Jowhar.  

0
160

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili weli Magaalada Jowhar ay kujirto go’adoonkii ay sababtay fatahaada webiga Shabeelle,ayaa waxaa maalin maalinka ka dambeeya sara u kac laga dareemayaa dhamaan waxyaabaha laga ganacsada ee laga keeno Magaalada Muqdisho.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here