Wasaaradda Dhalinyarada Hirshabeelle oo ka Hadashay Shaqo La,aanta Dalka ka Jirta.  

0
144

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Saciid Saalax Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay Caqabadaha Heysta Dhalinyarada waxa uuna sheegay in inta badan ay soo wajahaan dhalinyarada shaqo la,aan baahan oo dalka ka jirta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here