Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Suuqa lagu Iibiyo Kalluunka ee Magaalada Jowhar ayaa laga dareemaya hoos udhac kadib markii ay soo xogeysteen dadka ka soo Jalaabta Kalluunka Wabiga iyo goobaha Biiyo-Baxda ah.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.