Dowladda Soomaaliya oo Munaasabadda 1-da Luulyo awgeed Ufasaxday dhamaan Shaqaalaha.

0
223

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha kala duwan ee hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ay fasax yihiin maalinta Khamiista ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here