Maamulka Magaalada Jowhar oo Umahadceliyay Dhalinyarada ka Shaqeeya Nadaafadda.

0
206

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Duqa Caasimadda Hirshabeelle ee Jowhar Mudane Saalax Mudeey Cali ayaa sheegay in mudnaan gaar ah ay mudanyihiin dhalinyarada sida iskooda ah isku xilqaamay islamarkana ku dhiiraday dib usoo cellinta nadaafadda Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here