Madaxda Dalka Soomaaliya  oo Isku Raacay Jadwalka Doorashada.

0
171

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirka Ra’iisal wasaaraha Xukumadda Faderaalka Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada uga socdey Magaalada Muqdisho, ayaa la soo gabagabeeyay waxaana laga soo saaray jadwalka cusub ee doorashooyinka Soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here