Ardayda Magaalada Jowhar oo loogu Baaqay in ay Balaariyaan Xulashada Kulliyadaha Jaamacadda.

0
158

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Dallada Waxbarashada Gobolka Shabeellaha Dhexe Cabduqaadir Maxamuud Waasuge ayaa ka Hadlay Heerarka Waxbarashada Ardayda ku Caasimadda Hirshabelle ee Jowhar waxa uuna ugu Baaqay Ardayda Sanadkani ka qalinjibiyey Dugsiyada sare in la balaariyo barashada Kulliyadaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here