Dowladda Soomaaliya oo Wada Qorshe lagu Balaarinaayo Dhoofinta Kalluunka Dalka.

0
146

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal dheer waxa ay ugu jirta sidii Suuq Balaaran loogu heli laha Kalluunka dalka  Soomaaliya waxana kulan wada yeeshay Wasaaradda kaluumeysiga iyo Ururka dhoofinta cunno Badeedka oo kawada hadlay sare u qaadida kaluunka Wadanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here