Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo Kormeer ku Tagtay kiliga Warabaale ee Baladweyne.  

0
124

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle Maxamed Bashiir Qaasim ayaa Kormeer ku tagay kiliga Waraabaale ee magaalada Baladweyne halkaasi oo mudooyinkan dambe ay ka socdeen howlo dayactir ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here