Dood Wadaag looga hadlaayay Dhismaha Gollaha Deegaanka oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.

0
148

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle waxaa maalinta Labaad ka socda dood wadaag looga hadlaayo  dhismaha gollaha deegaanka ee degmooyinka gobolkani shabeellaha dhexe waxaana lagu casuumay qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here