Munaasabadda 26-ka June oo lagu qabtay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

0
191

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabada xuska maalmaha xoriyada gaar ahaan 26.Juun ayaa lagu qabtay magaalada Jowhar ee Xarunta Hirshabelle

Munaasabada lagu weyneynayo 26ka juun waxaa goob joog ah Mas’uuliyiin katirsan labada Gole ee Hirshabelle Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe Kan Degmada Jowhar iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

Halkaan Hoose Kadaawo Sawirada Munaasabadda 26 June ee Jowhar

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here