Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Turkiga oo uu hogaaminayey Dr Cevdet ERDOL.
Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.