Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeyay ee cudurka Karoonaha ee Soomaaliya, waxaana kiisas cusub laga diwaangaliyay gobolka Banaadir.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.