Xaflad Sagootin ah oo loo Sameeyey Ardaydii ka Aflaxday  Sanadkan Dugsiga Imaamu Shaafici.

0
189

Jowhar ( Radio Isnaay) – Xafladan oo  si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa Lagu qabtay hoolka Dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee imaamu shaafici waxaana lagu dhirigalinaayay xafladani Ardaydii sanadkani ka qalinjibisay Dugsiga Imaamu Shaafici ee magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here