Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa goordhow gaaray wafdi uu hoggaaminayo Safiirka dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya Staffan Tillander, iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow Maxamuud.