Masuulyiin ka socda Heya’adda Caafimaadka Aduunka oo Kormeer ku tagay Magaalada Dhuusamareeb.

0
142

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mas’uuliyiintan oo ka socota Hey’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO, uu na hoggaaminayo Dr. Jamaal oo ah madaxa maleria-da hey’addaasi ayaa maanta  gaarey Magaalada Dhuusamareeb iyagoo Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ka caawinaya dhaqaajinta mashaariicda caafimaad Galmudug hore u dalbatey.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here