Hirshabeelle oo Dowladda Soomaaliya kala Hadashay wax ka qabashada Fatahaadaha.

0
130

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda  Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda kulan kula qaatay qaar kamid ah Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo ku sugan Muqdisho.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here