Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo loogu baaqay Ilaalinta Xuquuqda dadka Oromada ah.

0
172

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Markii uu Abiy Axmed noqday ra’iisul wasaaraha Itoobiya seddex sano ka hor, bulshada Oromada waxay dareemeen in silsiladihii ugu dambeeyay ee ku xirnaa la jebiyey.

Wuxuu ka mid ahaa iyaga – wuxuu fahmay carada qowmiyada ugu tirada badan dalka ee horseeday banaanbaxyo waa weyn oo horseeday is casilaadii hogaamiyihii isaga ka horeeyay.

Wuxuu ogaa sababta ay gacmahooda isu dhaafsadaan calaamaddaas oo caan ka noqotay ciyaarihii Olombikada Rio markii orodyahankii maaradoonka ahaa ee Feyisa Lilesa uu gacmihiisa kor u taagay markii uu dhamaynayay taas oo farrin gudbinaysay.

Waxa ay shegeen Oromada in Caburin nololeed ay wali ku jirin xita haddi xilka uu haayo ra’iisul wasaare Abiy Axmed.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here