Ganacsatada Magaalada Jowhar oo Ka Hadlay Sare u Kaca Qiimaha Maciishadda.

0
126

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Goobaha ganacsiga ee lagu iibiyo machiishadda noocyadiisa  kala duwan ee Magaalada Jowhar ayaa waxaa laga dareemaya sare ukac ku  yimid qiimihii la iibin jiray raashinka qutul daruuriga kadib markii Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ay go’doomiyeen wadooyinkii ay isticmaali jireen gadiidka soo qaada Maciishadda.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here