Diyaar garoowga Maalmaha Xoriyadda Dalka oo laga dareemayo Magaalada Jowhar.

0
125

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – 26ka June oo ku began Maalintii ay Xoriyada gumeystihii Ingariiska ay ka qateen goballada Waqooyi ee Soomaaliya ayaa sanad walba looga dabaaldaga Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle waxana socda qaban-qaabada Munaasabad lagu xusaayo maalintaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here