Dowladda Soomaaliya oo Lacag ugu Deeqday dhismaha Waddada u dhexeyso Hobyo iyo Gaalkacyo.

0
143

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Cumar ( Al-Cadaala) oo booqasho maalmo qaadan doonta ku maraya Degmooyin iyo Deegaanno hoostaga Gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa la kulmay Gudigga dhismaha waddada Hobyo iyo Gaalkacyo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here