Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada ka soo laabtay qurbaha ee ku nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa shaqo Abuur ka dhigtay Wadista Mooto Bajaajta taas oo ay ku Maareeyaan nolol maalmeedka qoyskooda iyo Naftooda.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.