In ka Badan 1000 Qoys oo ka Faa’ideystay Deeq Lacageed oo katimid Shirkada Hormuud.

0
162

Jowhar (Radio isnaay)- Shirkada Hormuud ayaa maamulka gobolka shabeellaah dhexe iyo kan degmada jowhar ku wareejisay deeq lacageed oo loogu talagay in ka badan 1400 oo qoys kuwaasi oo ay saameyeen fatahaadaha wabiga shabeelle.

Warbixintan Waxa Soo Jeedinaya:- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here