Madaxweyne Guudlaawe iyo Safiirka Ingiriiska oo ka Wada Hadlay Qoondada Haweenka ee Hirshabeelle.

0
143

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka  Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador Kate FosterWaxaana ay ka Wada Hadleen Xoojinta Qoondada Haweenka ee Deegaanada Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here