Warbixin Gaar ah oo Ku Saabsan Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigalinta Ku Xadgudubka Waayeelada.

0
147

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanad kasta qiyaastii 5 milyan oo waayeel ah ayaa lagu xadgudbaa, lana dayacaa, Dadka waayeelka ah ee Mareykanka ayaa lumiya qiyaastii $ 2.6 bilyan ama kabadan sanadkii sababo laxiriira ku xadgudubka dhaqaalaha iyo dhiig-miirashada, lacagaha loogu tala galay in loo  isticmaalo in lagu bixiyo baahiyaha aasaasiga ah sida guriyeynta, cuntada, iyo daryeelka caafimaadka Lama siiyo  taas oo xadgudub ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :– Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here