Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dugsiyada waxabarashada ee ku yaala magaalada jowhar ee caasimadda maamulka hirshabeelle ayaa ku howlan dadaallo sare loogu qaadayo tayada wax barashada ardayda dhigata iskuulada kuyaal jowhar Waxaana Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiyada Magaalada Jowhar ay kaalin muuqata ka Qaataan Kobcinta Garaadka Ardayda Sida uu Sheegay .Cabdulle Saney Cumar oo ka mid ah Aqoonyahaanada Gobolkani Shabeellaha dhexe.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.