Wasaaradda Gargaarka Hirshabeelle oo Guddoontay Deeq ka Timid Xukuumadda Soomaaliya.

0
123

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasardda gargaarka mareynta iyo musiiboiinka dowlada federaalka ah ee somaliya aya deeq cuna ah ku warejisay wasaradda gargaarka mareynta musiiboyiinka dowlada hirshabelle  Deeqdaaan cunada ah aya waxa logu talo galay dadka ay waxyeladu ka soo gartay fatahadaha wabiga shabelle u ka sameyay maglada jowhar iyo deganada hoos yimada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here