Warbixin gaar ah oo ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Dhiigbixiye yaasha Adduunka.

0
136

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta Dhiig-bixiyaha Adduunka waxaa la xusaa 14-ka Juun sanad walba taas ooku began maanta.ujeeddadu waa in kor loo qaado wacyiga caalamiga ah ee baahida loo qabo dhiig aamin ah iyo wax soo saarka dhiigga si loogu shubo iyo tabarucaadka muhiimka ah ee tabarucayaasha, dhiiga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here