Jowhar (Radio-Isnaay)- Ardayda Jaamacada Plasma ee magaalooyinka Jowhar iyo baladweyne ayaa manta ufariistay imtixaanka kama dambeysta ah ee sanad-dugsiyeedka 2020-2021 waxa uuna socon doona ilaa asbucaani.
Warbixintan Waxaa soo Jeedinaya:- Cabdiwali Axmed Hilowle.