Jowhar (Idaacadda Isnaay) Dhammaan Akhristayaasha iyo dhageystayaasha Idaacadda Isnaay, waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Maalinta Caalamiga ee hortaga Shaqaalaysiinta Caruurta 12-June oo Sanad walba maanta oo kale dunida laga xuso waxaana inoo soojeedineeysa:- Xaliimo Cali Ibraahim.