Maamulka Jaamacadda Zamzam oo Kulan Dhiiragalin ah la Qaatay Ardayda Magaalada Jowhar.

0
212

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan ayaa ahaa mid lagu dhiiragalinayey ardayda shahaadiga ee dugsiyada Sare ee Magaalada Jowhar ka qalinjibiyey sanadkan waxaana soo qabanqaabiyey kulankani maamulka jaamacada zamzam ee cilmiga iyo tiknolojiyada faraceeda jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here