Jowhar (Radio-Isnaay)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad ay bulshada Degmada Dayniile ku soo dhaweynayeen, kuna taageerayeen hoggaaminta Ra’iisul Wasaare Rooble ee arrimaha doorashooyinka iyo xasilinta caasimadda, kaasi oo lagu qabtay xarunta Degmada Deyniile.
Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Macalin