Ganacsato Ajaanib ah oo Maalgashanaya Degmo Xebeedka Warshiikh.

0
243

Jowhar (Radio-Isnaay)- Wafdi ka socda Dowladda soomaaliya oo ay wehlinayaan ganacsato ajaanib ah ayaa indho indheyn ku tagay degmo xebeedka Warshiikh ee gobolka shabeellaha dhexe halkaasi oo la qorsheynaayo in laga hirgaliyo mashaaricyo horumarineed iyo in dadka ajaanibta ah in ay arkaan quruxda iyo qeyraadka degmada warshiikh.

Warbixintan Waxaa soo Jeedinaya:- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here