Qiimaha la iibiyo Hilibka Xoolaha ee Magaalada Jowhar oo Sare ukac laga dareemaayo.

0
362

Jowhar (Radio-Isnaay)- Sare ukacan laga daremaayo seyladaha lagu iibiyo Hilibka Xoolaha ee Magaalada Jowhar ayaa la sheegay in ay sabab utahay fatahaadaha wabiga shabeelle oo inta badan saameeyn ku yeeshay isku socodka wadooyinka gobolka shabeellaha dhexe.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Macalin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here