Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shacabka ku Nool Degmada Warshiikh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Nololshooda ku Maareeya Wax Soo Saarka kala Duwan ee Deegaanka Si Gaar ah Xoolaha Beeraha iyo Kalluunka Waxaana ay U Baahan yihiin in laga Taageero Agabka Jilaabashada Sida uu Sheegay Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Warshiikh Xasan Xaaji Maxamed.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.