Maamulka Degamada Jowhar oo ku Baaqay Dhireynta Caasimadda Hirshabeelle.

0
193

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Saalax Muudey Cali Duqa Magaalada Jowhar ayaa Shacabka ugu Baaqay in ay Xooga Saaraan Bilicda Caasimadda Hirshabeelle islamarkaana Qof Walba uu Geed Beero Si Hormarka Deegaanka Sare loogu Qaado.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here