Xukuumadda Soomaaliya oo Magacawday Guddi Sare ee Farsamada Doorashooyinka.

0
145

Jowhar (Radio-Isnaay)- Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa magacaabay Guddi Sare ee Farsamo oo ka taageeraya Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha arrimaha doorashooyinka, kuwaasoo ka kooban todobo xubnood.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here