Kiisaskii Ugu Badnaa ee Covid-19 oo laga diiwangeliyey Deegaanada Hirshabeelle.

0
158

Jowhar (Radio-Isnaay)-Xili deegaanada Maamulka Hirshabeelle todobaadkani laga diiwaangaliyey kiisaskii ugu badanaa ee cudurka Covid-19 ayaa waxaa jira walaac xoogan oo ay Wasaardda Caafimaadka Hirshabeelle ka qabto in bulshada uu ku sii fafaayo cudurkaasi balse dadku eysan dareysaneen.

Warbixitaan Waxaa Soo Jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Macalin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here